Wararka

Taliyaha Ciidanka Xooga dalka oo ka hadlay dhacdadii xerada General Gordan

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Janaraal Cabdiweli Jaamac Gorod ayaa sheegay in gacanta lagu soo dhigay askartii ka tirsanayd Xerada Jeneraal Gordan ee isku...

Wasiirka Cadalaadda oo hortagay Mudanayaasha Aqaalka Sare

Xildhibanada Golaha Aqalka sare oo maanta yeeshay kalafadhigii 3-aad kullankiisa 7-aad ayaa waxay akhrinta koowaad ee Hindise sharciyeedka la dagaallanka Masuq-maasuqa ka dhageysteen Wasiirka...

Kheyre: “Waxaan diyaar u nahay in aan fulino balanta idinka qaadnay”.

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in shirkii ka dhacay magaalada Washington oo uu ka qeyb galay Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya...

Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Gudoonka Barlamaanka oo manta isdiiwangalinaya

Baarlamaanka Soomaaliya maanta oo isniin ah waxaa bilaabanaya is diiwaan gelinta Musharaxiinta u tartamaya Xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka. Is diiwaangelinta Musharaxiinta ayaa waxa ay soconeysaa...

Shirka Badqabka Suxufiga oo lagu soo gabagabeyay Muqdisho

Sii hayaha Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Ahna Wasiir ku xigeenka H.E C/raxmaan Iidaan Yoonis ayaa soo xeray shirkii Badqabka Suxufiyiinta oo labadii maalin ee la soo dhaafay...

Ugu Akhris Badan