Wararka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS oo ka Tacsiyeeyay Geerida Marxmuum Cumar Dhalaxow.

Muqdisho(SNTV):–Guddoomiyaha Golaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ka tacsiyadeeyay geerida Allaha ha u naxriistee Marxuum Cumar Dhalaxow oo maanta...

Yaa u haray wareegga 2-aad degmooyinka kala metalayay Benaadir iyo Koonfurgalbeed

Muqdisho (SNTV)- Caawa waxaa isku arkay tartan aqooneedka bisha Ramadan Degmooyinka Xudur iyo Kaxda oo ka kala tirsan Bakool & Benaadir. Xudur ayaa nasiib u...

Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo gaaray Dhuusamareeb

Wafdi ka socda Qaramada Midoobay ayaa Maanta gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug,waxayna halkaasi kula kulmeen Mas”uuliyinta Galmudug sida Wasiirka iyo Wasiir ku-xigeenka...

Wasiirka Howlaha Guud iyo Guryeynta oo Xafiiska la wareegay

Munaasabaddan oo aheyd mid ay xilka ku kala waregeyen Wasiirkii hore ee Wasaaradda Howlaha Guud iyo Guryeynta iyo Wasiirka cusub ee dhowaan loo magacabay...

Shir looga hadlayay Xasilinta dalka oo ka furmay Muqdisho

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo dib-uheshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Mohamed Sabriye ayaa shir guddoomiyey shir meeqaamkiisu sarreeyo oo looga hadlayay xasilinta dalka,kaasi oo...

Ugu Akhris Badan