Wararka

Wasaarada arimaha gudaha oo daah furtay shirka aqoon iswiidaarsiga federaaleynta

Aqoon isweydaarsigan ku saabsan xiriirka federaaleynta oo ay ka soo qeyb galeen xubno ka socday maamul goboleedyada dalka, Maamulka Gobolka Benaadir, Guddiga Madaxa banaan...

shirkadaha duulimaadyada oo soo dhaweyay qorshaha ay wasarada duulista kula soo wareegtay arimaha xujeyda

Mas’uuliyiinta shirkadaha ka shaqeeya duulimaadyada ayaa soo dhaweeyay qorshaha ay wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta ee X. F. Soomaaliya kula soo wareegtay maamulka arrimaha...

war murtiyeed laga soo saaray shirka hormarinta ganacsiga deegaanada Galmudug

Shir looga hadlayay horumarinta Ganacsiga deegaannada Galmudug oo muddooyinkii dambe ka socday Magaalada Dhuusamareeb ayaa lagu soo gabagabeeyay Magaaladaasi, kaasi oo ka qeybgaleen ganacstada...

Tababar ku saabsan sare u qaadidda tayada howlaha maamulka oo u furmay qaar kamid ah shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Dastuurka

Tababarkan ayaa ka kooban qaybo kala duwan oo ay kamid yihiin hawlaha maamulka, qorsheeynta, isticmaalka Tiknoloojiyadda iyo qoraalka warbixinada oo intaba muhiim u ah...

Shirka wadatashiga wasaarada warfaafinta iyo warbaahinta madax banaan oo ka furmay garoowe

Wajiga labaad Shirka Wadatashiga Wasaaradaha Warfaafinta ee Dowladda Fedaraalka Soomaaliya iyo dowladaha xubnaha ka ah maamulka Gobalka Banaadir iyo warbaahinta Madaxabanaan ayaa maanta ka...

Ugu Akhris Badan