Wararka

Xarunta Dawladda Hoose oo lagu qabtay Munaasabad lagu soo gaba-gabeynayay maalinta Haweenka (SAWIRRO).

8-da Bisha Maarso ee sanad walba Haweenka ku nool aduunyadu waxay soo bandhigaan guullaha ay gaareen iyo caqabadaha la oran karo way hor taagan...

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo Nairobi kula kulmay dhiggiisa Dowladda Kenya (SAWIRRO).

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye guud Bashiir Maxamed Jaamac oo ku sugan Magaaladda Nairobi, ayaa la kulmay Taliyaha Ciidanka Asluubta dalka Kenya Isaya Osug,...

Madaxweyne Waare oo Jowhar ku qaabbilay Saraakiil ka socotay QM (SAWIRRO).

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulkaasi ku qaabbilay Saraakiil ka tirsan Qaramada Midoobay oo booqasho ku tagay...

Guddiga la socodka iyo dib u eegista dastuurka oo Muqdisho kula kulmay Ururada Bulshada Rayidka.

Kullan ka dhacay Xafiiska Guddiga la socodka iyo dib u eegista dastuurka ee Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay Arrimaha...

Marwada Koowaad ee Dalka oo ka qeyb gashay xuska Maalinta Haweenka Adduunka (SAWIRRO).

Marwada Koowaad ee dalka Saynab Cabdi Macalin oo ka qeyb galeysay munaasabadda Maalinta Haweenka Adduunka ayaa ugu baaqday haweenka Soomaaliyeed in ay sii laba...

Ugu Akhris Badan