Wararka

R/wasaare ku xigeenka XFS oo shir Caalami ah uga qeyb galaya India

Ra’iisal Wasaare kuxigeenka Dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed iyo wafddi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ugu amba baxay Dalka India,halkaasi oo ay uga qeybgalayaan...

Madaxweyne Gaas oo kulan la qaatey agaasimaha HSJ

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Mudane C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa qada sharaf u sameeyay Agaaasimaha Guud HSJ Soomaaliya G/Sare Maxamed Aadan Koofi iyo wafddi...

Kalfadhiga 3aad ee Baarlamaanka:Midnimo iyo Dadnimo.. Gardarro iyo Tusaalooyinka Gobolka

Madaxweynaha jamhuuriyadda Maxamed Cabdullaahi Farmaajo  ayaa lagu wadaa in uu furo kalfadhiga saddexaad ee labada aqal ee baarlamaanka dalka oo fasax ka soo laabanaya....

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo si rasmi ah ula soo wareegtay Astaanta Qaranka ee Internetka Soomaaliya (dotSO) (SAWIRRO).

Maarso 9, 2018) Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa si rasmi ah ula soo wareegtay Astaanta Qaranka ee Internetka Soomaaliya (dotSO) oo ay maamuli jirtay hay’ad...

Maraykanka oo cunaqabatayn saaray Laba hoggaamiye oo ka tirsan Al-Shabaab

Wasaaradda Arrimaha dibedda ee Maraykanka ayaa shaaca ka qaadday inay xukuumadda Washinton cuna-qabatayn kusoo rogtay Axmed Iimaan Cali iyo Cabdifataax Abuubakar Cabdi, kuwaasoo ay...

Ugu Akhris Badan