Wararka

Dowllada soomaaliya oo u soo bandhigtay Beesha Caalamka Qorsha Ciidanka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM lagala wareegayo amaanka dalka.

Mudane Xasan Cali Kheyre Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta shir guddoomiye kulan dowladda Soomaaliya ay ugu soo bandhigeysay Beesha Caalamka Qorsha Ciidanka Nabad Ilaalinta...

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka oo kulan la qaatay Madaxda ugu sareeyso dalka hindiya

Madaxweynaha Dalka India Ram Nath Kovind, Ku Xigeenkiisa Venkaiah Naidu iyo Ra’iisul wasaaraha Dalkaasi Narendra Modi ayaa si wada jir Aqalka Madaxtooyadda ee dalkaasi...

Hey’adaha taageera Waxbarashada Soomaaliya oo taageeradooda ku saleynaya qorshaha Qaranka

Nidaam waxbarasho oo horseed u ah Wadajir bulsho,wadaniyad,cadaalad,nabad iyo hormar waara.ayaa wasaarada waxbarshada hidaha iyo tacliinta sare ee dalka waxa ay ku saleysay dejinta...

Madaxweyne Farmaajo oo ku baaqay in al shabaab meel loga soo wada jeesto

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo ayaa sheegay in maleeshiyaadka nabad iyo nolal diidka ah ee Al-shabaab dhibaato ku hayaan qaranimada Soomaaliya...

Madaxweynaha Jamuuriyada soomaaliya oo ku baaqay in la bixiyo canshuurta

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa maanta furay kalfadhiga 3-aad ee Baarlamaanka Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya oo ka kooban Aqalka sare iyo...

Ugu Akhris Badan