Wararka

Shir looga hadlayay qabyo qoraalka sharciga doorashooyinka oo lagu soo gabo gabeeyay Muqdisho

Muqdisho (SNTV)- Kulankan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa ka qeyb galay sharci...

Xasilinta deegaannada dowlad Goboleedka Galmudug oo laga hadlay

Muqdisho (SNTV) -Barnaamijkan looga hadlayo xasilinta Deegaanadana Galmudug ayaa maanta lagu qabtay magaalada Dhusamareb waxaana soo qaban qaabiyey Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dowlad Goboleedka Galmudug...

Eng. Yarisow, oo kulan la qaatay Danjiraha dawladda Norwey u fadhiya Soomaaliya

Muqdisho (SNTV)-Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha obolka Benaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa  kulan la qaatay Danjiraha Dawladda Norwey u fadhiya Soomaaliya Vebjorn...

Kheyre oo la dar-daarmay ciidamo isku dhaf oo amniga Muqdisho ka shaqeynayo.

Muqdishu (SNTV)-Raisul wasaaraha xukuumada federalka Soomaaliya mudane Xasan Cali kheyre taliyaha ciidanka asluubta Bashiiir Maxamed Jaamac Bashiir Goobe iyo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa...

Toyota oo xarun ka furatay Muqdisho

Mogadishu (SNTV)-Shirkadda ayaa 27-sana kadib ka furatay xafiis ay leedahay magaalada Muqdisho oo uu maanta  xariga ka jaray wasiirka ganacsiga iyo warshadaha Somalia Maxamed...

Ugu Akhris Badan