Wararka

Ciidanka Jarmalka oo soo gabagabeeyay howlihii tababarka Milliteri ahaa ee ay Soomaaliya u joogeen

Ciidanka Jarmalka ayaa si rasmi ah u soo gabagabeeyay howlihii tababarka Milliteri ahaa ee ay ka wadeen Soomaaliya Siddeeddii Sana ee lasoo dhaafay, sida...

Golaha Ammaanka oo cambareeyay weerarkii Argagixisada Al-Shabaab ku qaadeen Buula-mareer.

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si adag u cambaareeyay weerarkii argagaxisanimo ee 1-da bishan April ay Maleeshiyada Al-Shabaab ku qaadeen Ciidamada Uganda ee...

Wasiir Maareeye” Wasaaradda Warfaafinta Waa Mashiinka soo celinta Dowladnimada Soomaaliya,”

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdi Xayir “Maareeye” oo khudbad ka jeedinayay Munaasabad lagu xusayay 35- Sana guuradii kasoo wareegatay aas-aaska TV-ga...

Mareynkanka oo muddo kordhin u sameeyay howlgalada ka dhanka ah Argagixisada Al-Shabaab iyo Bucad badeeda.

Donal Trump,madaxwenaha dalka Mareynkanka ayaa saxiixay xaalad deg deg ah oo looga dan leeyahay in lagu kordhiyo weerarada dhanka cirka ah ee ka dhanka...

Soomaaliya, K/Suudaan iyo Iiraan oo laga saaray mid ka mid ah barnaamijyada Qaxootiga ee Australia.

Dowladda Australia ayaa sheegtay in dalalka Soomaaliya,Koonfurta Suudaan iyo Iiraan ay ka saartay Liiska waddamada codsan kara mashruuca Bani’adamnimo ee dadka Soo galootiga ah...

Ugu Akhris Badan