Wararka

Maxkamadda Ciidamada oo dil ku xukuntay Raggii weeraray Hotel Naasa Hablood2

Muqdishu (SNTV)-28-kii October 2017 ayay aheyd xilli galb gaab ah saacadda Muqdisho markii maleeshiyada ka tirsan Al-sabaab ay weerar isugu jiro Ismiidaan iyo dagaal...

Maxaa kala qabsaday tartamayaasha degmooyinka Shangaani iyo Wadajir?

Muqdiso (SNTV)-Tartan aqooneedka caawa waxaa ku wada ballansanaa degmooyinka Shangaani iyo Wadajir oo ka wada tirsan gobalka Benaadir. Degmada Shangaani ee gobolka Banaadir waxaa la...

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeybgalay munaasabad lagu dhaarinayay Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare

Muqdisho, 29-ka May, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeybgalay munaasabad lagu dhaarinayay Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare oo...

Madxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Peter De Clercq

Garoowe (SNTV) Madaxweynaha Dawlad Gobaleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 29 May 2018 ayaa waxa uu qasriga madaxtooyada Puntland ee...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo la Wareegay Agab lagu dhisayo Masjidka Xarunta W/Gaashaandhiga

Muqdisho (SNTV)- Agabkan oo Loogu Talagalay qalabeynta Masaajid laga dhisiyo Xarunta Wasaarada Gaashandhigga ee Magaalada Muqdisho ayaa Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/gaas Cabdiwali Jaamac...

Ugu Akhris Badan