Wararka

Madaxweyne Farmaajo oo qalabbeeyey Isbitaalka Xoogga

Qeybta qaliinka ayaa  lagu kordhiyay Isbitalka Xoogga Dalka oo dhismihiisa dhawaan la soo geba gebeeyey,iyadoo loogu talagalay in lagu qabto adeegyada Caafimaadka ee muhiimka...

Maamulka Degmada Dolow oo ka hadalay dhismaha Garoonka Dolow

Maamulka Degmada Dolow aya dhagax dhigay dhismaha qeybta Nashada garoonka  Degmadda Dolow. Iyaado  lagu dhisayaa Barnaamij ay iska kashanayaan Wasaarada Arimha gudaha Jubaland hay,ada DRC...

Taliyaha Booliiska Galmudug oo ka hadalay Amaanka Dhuusa-mareeb

Saraakiisha Ciidanka Booliiska Galmudug ayaa maanta faah faahin ka bixiyay xaalada amniga wadada isku xirta Galkacyo iyo Dhuusa-mareeb kadib markii maalmihii u danbeeyay laga soo sheegayay xaalad...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ku sugan Jabuuti

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamanka Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo wafddi uu hoggaaminayo ayaa maanta u amba baxay dalka Jabuuti Jamhuuriyadda Walaalaha aanu nahay ee...

Ciidamo loo soo qabtay burcadnimo oo ay Maxkamadda Ciidamada sii deysay.

Muqdisho (SNTV)- Seddax Alifle Xoogga Dalka Soomaaliyeed Axmed Cabdullahi Maxamed Casir Iyo Dable Xoogga Dalka Cabdi Faarax Cariif Afrax  ayaa Ciidamada Amniga Deegaanka Garas-baalleey...

Ugu Akhris Badan