Wararka

Madaxweynaha oo ka qeybgalay munaasabadda caleema-saarka Guddoomiyaha Golaha Shacabka

Muqdisho (SNTV), 10ka May, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta ka qayb galay xafladda caleema-saarka Guddoomiyaha cusub ee Golaha...

Wasaaradaha Awqafta Soomaaliya iyo Kuwait oo heshiis iskaashi wada saxiixday

Muqdisho (SNTV), Wafdiga Wasaaradda Awqafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Soomaaliya oo dhawaan booqasho rasmi ku  gaaray Dalka Kuwait , ayaa waxaa hoggaaminayay Wasiiru Dowlaha...

Madaxweynaha Hirshabelle oo Muqdisho u yimid Caawinta Dadka uu saameyay Fatahaadda wabiga

Muqdisho (SNTV), Wafdigani uu Hogaaminayay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Mudane Maxamed Cabdi Waare,  ayaa muqdisho uu yimid siddi gurmaad balaraan loo gaarsiin lahaa dadka...

Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda JFS oo gaaray Dalka Norway

Norway (SNTV):–Agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya G/sare Maxamed Aadam Koofi oo safar shaqo ku marayey qaar ka tirsan wadamada Yurub ayaa...

Dowladda Qadar oo cambaaraysay qaraxii ka dhacay Wanla-weyn

Doxa-(SNTV)-Bayaan ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Qadar ayaa si weyn loogu cambaareeyay qarax xooggan oo Shalay ka dhacay Suuq lagu iibiyo...

Ugu Akhris Badan