Wararka

Khasaaraha dhimashada muhaajiriinta ay dooni kula quustay Tuniisiya oo korortay

Hay'adda caalamiga ah ee muhaajiriinta ee loo soo gaabiyo (IOM) ayaa sheegtay in tirada dhimashada muhaajiriintii ay la qalibantay doon gudaha xeebaha dalka Tunisia...

Madaxweyne Putin oo booqasho Khamiista ku tagi doono dalka Austria

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa booqonaya magaalada Vienna ee dalka Austria maalinta khamiista ee todobaadka nasoo aadan, Booqashadani ayaa lagu tilmaamay tii ugu horreeysay...

Maleeshiyada Shabaab oo qasaare xoogan lagu gaarsiiyay dagaal ka dhacay Gedo

Gedo(SNTV)-Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegayaa in dagaal u dhexeeya Ciidanka Xoogga Dalka iyo Maleeshiyaad ka tirsan koxda Naflacaariga ah ee Alshabaab,gelinkii dambe...

Mareykanka”Waxaan qaarijinay 27 Al-shabaab kamid ah”

Muqdisho (SNTV)- War ay soo saartay Dowladda Mareykanka ayaa lagu faah faahiyay duqeymo lagu dilay maleeshiyaad ka tirsan Alshabaab oo ciidamada Mareykanku ay ka fuliyeen...

Kaxda oo ku biirtay degmooyinka ku haray wareegga 2-aad ee tartan aqooneedka

Muqdisho (SNTV)- Habeenkii xalay ahaa waxaa foodda is daray  tartamayaasha degmooyinka Kaxda iyo Xamar-jajab oo ka wada tirsan gobalka Benaadir, waxaana ugu horreyn nasiib...

Ugu Akhris Badan