Wararka

Qaraxyo khasaaro geystay oo Baqdaad ka dhacay

Qaraxyo Bombaano oo ka dhacay magaalo madaxda Ciraaq ee Baqdaad ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhinteen 38-qof, Islamarkaana tiro intaasi ka badan...

Ciidanka gaarka ah ee Danab oo Howlgalo ka sameeyey qeybo kamid ah Gobolada Jubbooyinka

Muqdisho (SNTV), Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Danab Xoogga dalka Soomaaliyeed, ayaa dhaqdhaqaaqyo Ciidan iyo howgallo waxay ka wadaan deegaano dhowr ah...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ku Ammaanay Shacabka Garasbaaleey iskutashiga iyo Horumarka deegaanka ka socda

Muqdisho 06 June 2018–Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow), Guddoomiye Ku-Xigeennadda Amniga iyo Siyaasadda, Howlaha Guud iyo Xildhibaano...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Wafti uu hogaaminayo oo Lagu Soo Dhaweeyay Jabuuti

Jabuuti(SNTV):-  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xsan Cali Khyre iyo wafti balaaran oo uu hogaaminayo ayaa caawa gaaray magaaladda Jabuuti ee...

Shaxda wareegga 3-aad ee tartan aqooneedka bisha Ramadan

Muqdisho (SNTV)- Kedib kulankii u dambeeyay oo ay xalay ku wada tartameen degmooyinka Boosaaso iyo Deyniile ayaa daqiiqada kedib waxa ay qabteen guddiga tartan...

Ugu Akhris Badan