Wararka

Dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada oo ku heshiiyey midaynta canshuuraha dalka.

  Muqdisho SNTV; Shirka wadatashiga ee xoojinta wadashaqeynta  iyo dhameystirka  habka mideynta canshuraha dalka oo Muqdisho laba maalmood uga socday, wasiirka maaliyadda xukuumadda FS iyo wasiirada maaliyadda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay Guddiga Difaaca Golaha Shacabka

Muqdisho (SNTV  Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta kulan la qaatay Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka. Kulanka ayaa...

Wasiirka Qorsheynta oo daah-furay Tababar ku aadan Aas-aaska Xogaha iyo Tirakoobka Dalka

Muqdisho (SNTV) Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha dalka ayaa maanta tababar ku Aadan  aas aaska xogaha iyo tiro koobka dalka  ee (Basic of Statistics)...

Dhegeyso Barnaamijka Wadajir oo ka hadla xasilinta dalka + Sawirro

Axad 22, July, 2018 Muqdisho (SNTV) Barnaamijka Wadajir Radio Programe waa Barnaamij kahadla Xasilinta Dalkeena Soomaaliya, qaybta taxanaha ah waxa aydin ku maqli doontaan...

Dhismaha Isbitaalka Buur-hakaba oo meel wanaagsan maraya

Buur-Hakaba (SNTV) Guddomiyaha degmada Buur-hakaba ee gobolka Baay, Maxamed Ibraahim Nuur oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in ammaanka magaalada uu yahay mid wanaagsan...

Ugu Akhris Badan