Wararka

In kabadan 60 saraakiil Soomaali ah oo Tababar ugu soo geba-geboobay Dalka Turkiga

Turkey(SNTV)- Dowladda Turkiga ayaa wadankeeda tababar ugu soo geba gebeysay saraakiil iyo saraakiil xigeen oo Soomaali ah,kuwaasi oo in muddo ah dalkaasi Turkiga ku baranayaya...

Boosaaso oo loo diiwaan geliyay degmadii 2-aad ee ku hartay wareegga 3-aad ee tartanka

Muqdisho (SNTV)-Wareegga 4-aad qeybtiisa 2-aad waxaa ku wada ballansanaa in ay ku tartamaan degmooyinka Boosaaso iyo Hodan oo ka kala tirsan goballada Bari iyo...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Booqday xarunta isgaarsiinta Jabuuti iyo Dekadda Dooraale.

Jabuuti, June 08, 2018— Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hogaaminayo oo maalmahaan joogay Jabuuti ayaa booqday xarunta isgaarsiinta...

Xildhibaan Mustaf Dhuxulow oo munaasabad Afurin iyo Ciidsiin ah u sameeyay Dadka Aragga la’

Muqdisho-(SNTV)-Xildhibaan Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow oo ka mid ah xubnaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Munaasabad isugu jirta Afurin iyo Ciidsiin wuxuu u...

QM oo Lix ka mid ah Tahriibiyeyaasha Liibiya cuna qabatayn kusoo rogtay

New York-(SNTV)-Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa cunaqabatayn ku soo rogay Lix xubnood oo ka mid ah horjoogayaasha gabbood fallada u geysta Dadka tahriibayaasha...

Ugu Akhris Badan