Wararka

Ra’iisul wasaare Khayre oo magacaabay guddiga qaban-qaabada munaasabadaha xorriyadda

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa lagu magacaabay guddi heer Qaran ah oo ka kooban Toban...

Maskaxdii ka dambeysay Qaraxii Soobbe oo Kansar la xanuunsanaya

Waxaa sii kordhaya khilaafka xoogan ee ka dhextaagan horjoogayaasha sare ee maleeshiyaadka Argagixisada ah ee Alshabaab oo dhuunqabad ku ah umadda Soomaaliyeed iyo Geeska...

Waxqabadka dowladda ee Usbuucii la soo dhaafey

Dawladaha Soomaaliya Iyo Jabuuti Oo Ku Heshiiyeyin Ay Iska Kaashadaan Xoojinta Amniga. 08/06/2018- Wafdi uu Hogaaminayo Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre...

Rag loo heysto in ay abaabuleen rabashadii Sababtay in la bili-li-qeysto dugsiga Jen Gordan oo Maxkamadd Ciidamada Xukunno kala duwan ku riday.

Muqdisho (SNTV)- Xafiiska xeer ilaalinta Ciidamada Qalabka Sida ayaa ku soo eedeeyay 15-shaqsi oo ka mid ah ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed  gaar ahaan kuwa...

Shaqaalaha dowladda oo laba maalmood la fasaxay

Fasaxa munaasabadda ciidda ee shaqaalaha dowladda oo loo ra-ray Sabtiga iyo Axadda maadaama Jime ay tahay maalin kale ii ciid ah. Wareegto ka soo baxdey...

Ugu Akhris Badan