Wararka

Ciidamada Badda Liibiya oo badbaadiyay Tahriibayaal

Ciidamada Badda Dalka ayaa Xeebaha Galbeed ee Dalkaasi kasoo badbaadiyay 116 Tahriibayaal Afrikaan ah Axaddii Shalay. Dadkan ayaa xilligii la badbaadinayay ku safrayay Dooni ka...

Madaxweynaha oo faray laamaha ammaanka in ay dib u habayn ku sameeyaan istaraatiijiyadda sugidda amniga caasimadda

Muqdisho, Luuliyo 22, 2018; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in laamaha ammaanka ay waajib ku tahay fududeynta dhaqdhaaqa iyo...

Dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada oo ku heshiiyey midaynta canshuuraha dalka.

  Muqdisho SNTV; Shirka wadatashiga ee xoojinta wadashaqeynta  iyo dhameystirka  habka mideynta canshuraha dalka oo Muqdisho laba maalmood uga socday, wasiirka maaliyadda xukuumadda FS iyo wasiirada maaliyadda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay Guddiga Difaaca Golaha Shacabka

Muqdisho (SNTV  Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta kulan la qaatay Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka. Kulanka ayaa...

Wasiirka Qorsheynta oo daah-furay Tababar ku aadan Aas-aaska Xogaha iyo Tirakoobka Dalka

Muqdisho (SNTV) Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha dalka ayaa maanta tababar ku Aadan  aas aaska xogaha iyo tiro koobka dalka  ee (Basic of Statistics)...

Ugu Akhris Badan