Wararka

Telefishinka Qaranka Itoobiya oo xaqiijiyey Qarax Addis Ababa ka dhacay

Qarax geystay khasaare ayaa lagu soo warramayaa in uu ka dhacay caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa. Qaraxa ayaa ka dhacay meel ku dhow fagaare uu...

Shir looga hadlayo arrimaha Deegaanka iyo Beeraha Soomaaliya oo ka furmay Mareykanka

Ohio(SNTV Aqoonyahano Soomaaliyeed oo isugu jira qabiiro dhinaca beeraha,wasiiro xilal ka soo qabtay Wasaaradda Beeraha Soomaaliya,iyo masuuliyiin ku taqasusay cilmiga deegaanka ayaa shir uga furmay...

Madaxweyne Farmaajo oo Dalka dib ugu soo laabtay

Muqdisho-(SNTV)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane; Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa Maanta Dalka dib ugu soo laabtay, markii uu kasoo qayb galay shirka 32aad ee madaxda...

Agaasimaha Guud ee Hay’adda HSJ oo kulan la qaatay Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaliya

Muqdisho(SNTV):–Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Col. Mohamed Adam Kofi ayaa kulan la qaatay safiirka dalka Turkiga u fadhiya Soomaliya Olgan Bekar. Kulankan...

Horjooge Sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab oo lagu dilay Jubbooyinka

Kismaayo-(SNTV)-Ciidamada xoogga dalka soomaaliya oo taageero ka helayo ciidamo Maraynkan ah ayaa duleedka degaanka Araare ee Gobolka Jubbada Hoose waxay ku dileen horjoogihii  Al-shabaab...

Ugu Akhris Badan