Wararka

hawlgalka Haddiyadda Xorriyadda oo lagu laayey Ajaanib ka tirsan Al-shabaab.

hawl qorshaysan oo Ciidamada ammaanka Soomaaliya ay ka fuliyeen Magaalada Jilib ayaa lagu dilay in ka badan 30, Ka tirsan Ajaanibta Argagaixisada Alshabaab kaddib...

Horjoogihii Al-shabaab oo la sheegay in uu geeriyoodey

Horjoogihii Al-shabaab Axmed Diiriye ayaa la sheegay in uu geeriyoodey kaddib markii uu soo baxay war aan la xaqiijin oo sheegaya dhimasha Abuu Cubeyda. Warbaahinta...

Horjooge Bashiir Qoor-gaab oo duqeyn lagu dhaawacay

Duqeymo geystay khasaare baaxad ah oo Al-shabaab lagula beegsadey degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe ayaa sii ballaariyey kala shaki kooxda dhexdeeda  ka jiray. Xog...

Taariikhda halgalkii xorriyadda Jabuuti

“Dabaaldegga maalinta Xoriyadda Soomaaliya waa Xasuus taariikhi ah.” taariikhdu waa lama huraan oo ummad walba waa inay taariikhdeeda xasuusataa oo bulshada jiilka cusub looga sheekeeyaa...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya oo la kulmay Madaxweynaha Jabuuti-(Sawirro)

Jabuuti-(SNTV)-Guddomiyaha Golaha Shacabka Soomaliyeed Amb Mohamed Mursal Sheikh C/raxmaan oo Booqasho Ku Jooga Dalka Jabuuti ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyada aan Walalaha nahay...

Ugu Akhris Badan