Wararka

Horjooge ka tirsan Kooxda Alshabaab oo isu-soo dhiibay Ciidanka Dawladda Soomaaliya

Kismaayo (SNTV),  Xuseen Maxamuud oo Kooxda Alshabaab dhexdeeda looga yaqaano Ramadaani, kana  mid ahaa Kooxda Alshabaab, ayaa isu-soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka ee ku...

Degdeg: Baaqyo dalbanaya in la caawiyo Cusbitaalada Gobolka Diraac, Suuriya oo lagu qasbay in la xiro.

Muqdisho (SNTV) Ugu yaraan 45,000 oo qof ayaa ka cararay guryahooda kadib dagaalada sii xoogaysanaya ee ka taagan gobolka koonfurta ee xadka la leh...

Warar Dheeraad ah oo ku saabsan geerida horjoogihii Alshabaab

Warar Is khilaafsan ayaa ka soo baxaya masiirka Hoggaamiyihii kooxda Argagixisada ah ee Alshabaab. Ilo xog ogaal ah ayaa sheegaya in uu  u geeriyooday xanuun...

Deg-deg: K/Suudaan oo heshiis xabad joojin iyo maxaabiista lasii daayo gaaray ‘Sawirro’ Updated: 27, 2018 04:27 PM

Muqdishu (SNTV) Dhinacyada iska soo horjeeda ee Madaxweyne Salva Kiir iyo hogaamiyaha mucaaradka Riek Machar ayaa magaalada Khartoum ee caasimadda Suudaan ku saxiixay heshiis...

Jabuti oo u dabbaal dagtay 41-sano guurada xorriyadeeda.(Sawirro)

Munaasabadda Xuska sanad guurada 41aad ee kasoo wareegatay sanadkii 1977dii xiligii walalaha jamhuuriyada jabuuti ay xornimada ka qaateen gumeystihii faransiiska oo subaxnimadii hore ee...

Ugu Akhris Badan