Wararka

Shibis oo xaqiijisay kaalinta 3-aad ee tartan aqooneedka bisha Ramadan

Muqdisho (SNTV)-Habeenkan caawa ah waxaa kaalinta 3-aad ee tartanka u wada tartamay degmooyinka Hodan iyo Shibis  oo soo bandhigay dadaalladii ugu dambeeyay. Tartameyaasha Degmada Hodan...

Taliyeyaasha Booliska iyo Asluubta oo kormeeray qaar kamid ah Xarumaha Ciidanka Ammaanka ay ku leeyihiin Duleedka Muqdisho

Muqdisho (SNTV), Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/guud Bashiir Maxamed Jaamac Keynaan iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko, ayaa maanta kormeer...

Wasiirka Qorsheynta XFS oo Muqdisho kula kulmay Wafdi ka socda Dowlada Sweden

Muqdisho (SNTV) Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa kulan ujeedkiisa ahaa iskaashi dhinaca Tirakoobka la qaatay Agaasimaha...

Maamulka G/Banaadir iyo Wasaaradda Caafimaadka oo iska kaashanaya Horumarinta Adeegyada Caafimaadka Caasimadda

  Muqdisho, 12 June 2018 – Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa sheegay in Wasaaradda Caafimaadka DFS ay ka...

Madaxweyne Farmaajo oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee dowladda Belgium

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Dalka Belgiumka u fadhin doona Soomaliya Nicolas...

Ugu Akhris Badan