Wararka

Duqa Muqdisho oo la kulmay Darawada Gaadiidka Dadweynaha ee BL-ka iyo Bajaajta

  Muqdisho, 23 June 2018 – Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa kulan la qaatay gaadiidleyda ka shaqeysa Caasimadda,...

Taliyaha CXD oo Tababar u furay cutubyo ka tirsan Ciidanka Ururka 60-Aad ee Ilaalada Madaxtoyada Qaranka

Muqdisho(SNTV):–Taliyaha ciidanka xoogga dalka General C/wali Xuseen jaamac Gorod oo ay wehliyaan Saraakiil ka tirsan Ciidanka xoogga dalka ayaa tababar u furay cutubyo ka...

Telefishinka Qaranka Itoobiya oo xaqiijiyey Qarax Addis Ababa ka dhacay

Qarax geystay khasaare ayaa lagu soo warramayaa in uu ka dhacay caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa. Qaraxa ayaa ka dhacay meel ku dhow fagaare uu...

Shir looga hadlayo arrimaha Deegaanka iyo Beeraha Soomaaliya oo ka furmay Mareykanka

Ohio(SNTV Aqoonyahano Soomaaliyeed oo isugu jira qabiiro dhinaca beeraha,wasiiro xilal ka soo qabtay Wasaaradda Beeraha Soomaaliya,iyo masuuliyiin ku taqasusay cilmiga deegaanka ayaa shir uga furmay...

Madaxweyne Farmaajo oo Dalka dib ugu soo laabtay

Muqdisho-(SNTV)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane; Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa Maanta Dalka dib ugu soo laabtay, markii uu kasoo qayb galay shirka 32aad ee madaxda...

Ugu Akhris Badan