Wararka

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo ka Qeyb galaya Shirka 23aad ee Xeer Ilaaliyeyaasha Adduunka

Muqdisho (SNTV) -:Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr.Axmed Cali Daahir ayaa ka Warbixiyay Qodobada looga hadlayo Shirka 23aad ee Xeer Ilaaliyeyaasha Adduunka uu kaga...

Mareykanka oo u hanjabay Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada Dagaalka

Mareykanka ayaa ku hanjabay in uu cunaqabateyn saarayo Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada Dagaalka,haddii ay isku daydo in ay sii waddo in ay dacwad...

Wasiir Maareeye oo Doha kula kulmay Wasiirka Isgaarsiinta iyo Gaadiidka Qadar

Muqdisho(SNTV);- Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” oo booqasha ku jooga dalka Qadar ayaa magaalada Doha kula kulmay Wasiirka Isgaarsiinta...

Madaxweyne Farmaajo oo furay kal-fadhiga 4-aad ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

Muqdisho, Sebteembar 10, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo furay kalfadhiga 4-aad ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka...

Talisyada ciidamada Booliska Soomaaliya iyo Suudaan oo iska kaashanaya xoojinta wadashaqeyn ee labada dhinac

Muqdisho september 10 (SNTV);-Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/gaas Bashiir Cabdi Maxamed “Ameeriko” iyo saraakiil uu hoggaaminayo ayaa  u ambabaxay magaaladda  Khartuum ee dalka Sudan,...

Ugu Akhris Badan