Wararka

Wasiirka Maaliyadda XFS oo Shir Guddoomiyay kulanka Billaha ah ee Guddiga Dhaqaalaha

Muqdisho (SNTV):–Wasiirka Maaliyadda ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle, ayaa Maanta Shir Guddoomiyay kulanka Billaha ah ee Guddiga Dhaqaalaha (FGC meeting). Mudane C/raxmaan Ducaale...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kulan la qaatay Wakiilka Midowga afrika ee Soomaaliya

Muqdisho (SNTV)- Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Maxamed ayaa maanta ku Qaabilay Xafiiskiisa Xubno uu Hoggaaminayay Wakiilka Gaarka ah ee...

Bangiga adduunka oo madaxda dalka ugu hambalyeeyay ajandaha bid-u-habaynta iyo dhismaha mustaqbalka dalka

Sida lagu caddeeyay war-saxaafadeed kasoo baxay bangiga adduunka, guddiga sare ee Bangiga (WBG) oo taageeray qorshaha bahwadaagga Soomaaliyeed (CPF) ee afartii sano ee ugu...

Bangiga Adduunka : Dhaqaalaha Soomaaliya aad ayuu u korayaa

Bangiga adduunka ayaa ku dhawaaqay in uu Soomaaliya siinayo lacago deyn ah oo gaaraya 80 Milyan oo dollar, taas oo lagu taageerayo howlaha horumarinta...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo New York kulamo kula la qaatay Dhiggiisa Ruushka, Qatar iyo Kosovo

NewYork (SNTV):- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Danjire Axmed Ciise iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeyb-galaya...

Ugu Akhris Badan