Wararka

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somalia oo Maanta gudoominaya shirka Brussles

Waxaa Maalintii labaad  galay shirka iskaashiga Somalia iyo beesha caalamka kaasoo ay ka qeybgalayaan madaxda dowlda federaalka Somalia  xubno ka socda Maamul goboleedyada, masuuliyiinta ...

Shirkada Apple Stories oo laga hirgaliyay Muqdisho

Munaasabdan lagu daahfurayay xarunta cusub ee baxin doonta adeegyada kala duwan ee shirkadda apple stories ee laga hergaliayay Magaalada Muqdisho,Waxaana ka qeybgalay Wasiir ku_xigeenka...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo qaar kamid ah guddiyada Golaha Shacabka ku wareejiyay Xafiisyadii ay ku shaqeyn lahaayeen

Muqdisho (SNTV) Kusimaha Madaxweynaha Dalka ahna Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa mudooyinkii dambe waxa uu xarunta guddoonka...

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Soomaaliya oo furay fadhigga 1-aad ee shirka Madasha Iskaashiga Soomaaliya ee Brussels

Brussels(SNTV) :–Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Maxamed Guuleed ayaa guddoomiyey fadhiga 1aad ee furitaanka Madasha Iskaashiga Soomaaliya oo maanta ka furmay...

Gobolka Banaadir oo laga hirgeliyey Xafiiska Amniga heer Gobol

Muqdisho (SNTV) Kusimaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Kuxigeenkiisa ee Arrimaha Maamulka iyo Maaliyadda Mudane Xuseen Maxamed Nuur ayaa xarigga ka jaray xafiiska Amniga Gobolka Banaadir...

Ugu Akhris Badan