Wararka

Guddiga Taakuleynta iyo wacyigelinta Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed oo gaaray Magaalada Johannesburg ee Dalka Koonfur Africa

Johannesbburg-(SNTV)-Wafdi ka socda guddiga taakuleynta iyo wacyigalinta ciidanka Qaranka Soomaaliyeed oo ka koobnaa Saddax xubnood oo kala ah Duuliye Sare; Asli Xasan Cabaade, Wariye;...

Ku dhowaad 500 Soomaali ah oo loo cusbooneysiinayo sharcigii ay ku joogeen Maraykanka

USA-(SNTV)-Waaxda arrimaha gudaha iyo ammaanka Dalka Maraykanka (Homeland Security) ayaa Khamiistii Shalay ahayd sheegtay in ku dhawaad 500 oo Soomaali ah oo ka qaxday...

Guddoomiyaha G/Banaadir iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Dalka Sweden

Stockholm (SNTV), – Duqa Muqdisho, ahna Guddoomiyaha Gobolka BanaadirMudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) oo ka qeybgalay shirka Madasha Iskaashiga Soomaaliya (Somalia Partnership Forum) ee...

Guddiga Amniga Qaranka oo go’aanno ka soo saaray waddooyinka xiran ee caasimadda

Guddiga Amniga Qaranka oo kulan ku yeeshay caawa magaalada Muqdisho ayaa soo saaray awaamiir ku aaddan amniga caasimadda iyo Dekedda Muqdisho. Madaxweynaha J.F.S Mudane Maxamed...

Wasaaradda A/Gudaha Koonfur Galbeed oo ka warbixisay qorshaha awood qaybsiga ee goleyaasha deegaanka ee Baydhaba.

19-Luulyo 2018, Muqdisho (SNTV) Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maamul gobolleedka Koonfur Galbeed ayaa sheegtay in ay wado sidii lagu soo gabo gabeeyn lahaa shirarka awood...

Ugu Akhris Badan