Wararka

Ciidamada Amniga oo gacanta ku dhigay koox Qorsheeneysay falal Argagixisanimo

Muqdisho (SNTV) Ciidamada Amniga oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Magaalada Muqdisho ayaa gacanta kusoo dhigay  koox Al-shabaab ah oo ku howlanaa dilal iyo weeraro qorshaysan...

Sacuudiga oo ku biiray waddamada xalka u raadinaya Eritrea iyo Jabuuti.

Muqdisho (SNTV)- Dowladda Jabuuti ayaa sheegtay in ay soo dhaweyneyso dhex dhexaadin ay waddo Dowladda Boqortooyada Sucuudiga kana dhex waddo dalalka Eritrea iyo Jabuuti. Wasiirka...

Midowga Afrika oo Soomaaliya iyo Itoobiya ku amaanay dadaallada nabadeed oo ay wadaan

Muqdisho (SNTV)- Midowga Afrika ayaa soo dhaweeyay dadaalka ay wadaan Waddamada Soomaaliya iyo Itoobiya ee ay ku doonayaan in xal kama damebys ah looga...

Duqeyn lagu dilay horjooge ka tirsan Al-Shabaab

Muqdisho (SNTV)- Wararka ka imaanaya degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe ayaa sheegaya in degaan ku dhow degmada ay ka dhacday duqeyn diyaaradeed oo...

Eng. Yarisow “Dalxiisku waa farriin ku wajahan argagixisada doonaysa in ay niyad jabiyeen shacabkeenna.”

Muqdisho (SNTV)- Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa xeebta Keysaney ee degmada Kaaraan ku daah-furay Olalaha Dalxiiska Caasimadda. Guddoomiyaha ayaa...

Ugu Akhris Badan