Wararka

Ololaha Isxilqaan oo Jimcihii labaad ka socda Muqdisho.

Muqdisho(SNTV):–Olalaha Isxilqaan ee 26-kii Luuliyo uu ku dhawaaqay Madaxweyne Farmaajo ayaa Jimcihii labaad oo xiriir ah ka socda magaaladda Muqdisho, waxaana saakay degmooyinka qaar...

Madaxda Galmudug oo Kulan ku aadan muhiimada golayaasha deegaanka uqabatay dadka reer caabudwaaq

Jimce 3 Bisha August (SNTV):-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Dawlad Goboleedka Galmudug Maxamed Xayir Nuur oo ay wehliyaan Xildhibaanno ka tirsan...

Guddiyada dib u eegista Dastuurka & Madaxa bannaan ee xuduudaha iyo Federaaleynta Dalka oo kulmay

Muqdisho-(SNTV)-Guddiga dib u eegista dastuurka ee Labada gole ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Xalay kulan la qaatay Guddiga Madaxa bannaan ee xudduudaha iyo Federaaleynta Dalka. Kulanka...

Degaanka Saddex Xiglo oo laga hir geliyay Isbitaal

Gaalkacyo-(SNTV)-Degaanka Saddex Higlo oo ka tirsan Gobolka Mudug ayaa shalay oo Khamiis ahayd waxaa laga hirgeliyay Cisbitaal dhammaystiran, si uu u daboolo baahiyaha Caafimaad...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo shaaciyay in loo tartamayo xilka Guddoomiyaha Bangiga dhexe ee dalka

Muqdisho (SNTV), Markii ugu horeysay ayaa wasiirka maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle waxa uu ku dhawaaqay in loo tartamayo xilka Guddoomiyaha...

Ugu Akhris Badan