Wararka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay Guddiga Xeer Hoosaadka ee Golahaas

Sabti 4ta August (SNTV):- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya  Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, ayaa kulan la qaatay Guddiga xeer hoosaadka ee...

Jaamacadaha gobalka Benaadir iyo Maamulka Gobalka oo wada shaqeynayo

Muqdisho (SNTV)- Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta kulan la qaatay Jamacadaha Ka Howl Gala Gobolka Banaadir Kulankaan ayaa waxaa shir Gudoominayay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir...

Alshabaab oo la baxsaday gabar caruur ah

Nairobi-(SNTV)-Malleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa dabayaaqadii Todobaadkan ku Af-duubtay degaanka Xarboole ee Gobolka Gedo Gabar Lix  Sana jir ah,sida ay Arbacadii daabacday Jariiradda The Star ee...

Mareykanka oo ka fuliyay Soomaaliya weerar xagga cirka ah

Muqdisho (SNTV)- War saxaafadeed ay  soo saareen Taliska ciidanka Maraykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa lagu sheegay in 2-dii bishan 4-qof oo ka tirsanaa Maleeshiyaadka...

Aas-aaskii Puntland oo xalay loo dabaal degay

Garowe(SNTV):–Ra’isul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo xalay ka qayb galay munaasabadda xuska 20-sano guurada dawlad gobaleedka Puntland oo lagu qabtay...

Ugu Akhris Badan