Wararka

Guddiga Xuduudaha iyo Federaalka oo ka hadlay arrimaha xuduudaha Soomaaliya

Muqdisho-(SNTV)- Guddiga Madaxa bannaan ee xudduudaha iyo federaalka Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixiyay qorshaha ku  aaddan is-waafajinta Dastuurka iyo sharciyada la xariira  arrimaha xadka ee aynu la wadaagno Waddamada deriska ah iyo xal...

Rag dhac isku baheystay oo ay Maxkamadda Ciidamadu xukuntay

Muqdisho (SNTV)- Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa ku xukuntay Min Shan-sano oo xabsi Ciidan ah kaddib markii ay dhac u geysteen Shirkadda Hormuud xarumaheeda ku...

Mashaariic lagu horumarinayo Warshiikh oo Degmadaas laga bilaabay.

Warsheekh, Arbaca, August 8 (SNTV):-Gobolka shabeelaha Dhexe  ee Maamulka  Hirshabeele waxaa  ka soconaya  Horumar aad u Balaaran  oo lagu Hergalinayo  Deegaanada Hoostaga  Degmada Warshiikh ...

Wasaaradda Boostada oo cambaareysay dilkii maamule ku xigeenkii Golis

Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Tegnoolajiyada Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay falkii dilka ahaa ee lagula kacay maamule ku xigeenkii shirkadda Isgaarsiinta Golis. War ka...

Ra’iisalwasaare Kheyre oo Dalka dib ugu soo Laabtay

Muqdisho, Arbaca August 8 (SNTV):-Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dalka dib ugu soo laabtay ka...

Ugu Akhris Badan