Wararka

Madaxweynaha oo Garsooreyaal cusub u magacaabay Maxkamadda sare

Muqdisho, Ogoosto 9, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku magacaabay Garsooreyaasha Maxkmadda Sare ee dalka,  keddib soojeedin...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socda Midowga Yurub

Muqdisho(SNTV);- Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaalle Beyle ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socda Midowga Yurub oo ay ka wada...

gudoomiyaha gobolka banaadir oo bogaadiyey Doorka aqoonyahannada Soomaaliyeed ay ka qaateen horumarinta waxbarashada dalka.

Muqdisho Khamiis August 9 (SNTV);- Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo ka qeyb galay munaasabad lagu maamuusayey sanad-guurada...

Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowlada Somalia oo dhagax dhigtay dhismaha Xarunta dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee degmada Cabadi Casiis

Muqdisho, Khamiis August 9 (SNTV);- Xaruntii hore ee Dabaasha iyo Teeniska Miiska ee degmada Cabdi Casiis ayaa waxaa maanta Mashruurca dhismaha Wajiga Koowaad ee xarunta...

Wasiir ku xigeenkii Arrimaha Dibedda oo shaqadii laga joojiyey

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa shaqo joojin ku sameeyay wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha dibadda Dowladda Soomaaliya Mudane Mukhtaar Mahad...

Ugu Akhris Badan