Wararka

Ciidanka xoogga Dalka iyo AMISOM oo kordhiyay howl-gallada ka dhanka ah Al-Shabaab

Muqdisho Axad August 12 (SNTV):-Ciidamada wada jirka ah ee Xoogga Dalka Soomaaliya iyo AMISOM ayaa dar-dar geliyay howl-galladii ka dhanka ahaa Al-Shabaab ee ay...

Ciidanka Amniga oo Suuq Bacaad ku toogtay Dhagar qabe katirsan Argagaxisada Al-shabaab

Ciidamada Ammaanka Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta khaarajiyey dhagar qabe katirsanaa Maleeshiyaadka Argagixisada ah ee Al-shabaab, kaasi oo qof Muwaadin ah ku...

Barnaamijka Dhalinyarada iyo Habeenka Muqdisho oo xalay lagu furay Kaaraan

Muqdisho (SNTV)- Daahfurka Barnaamijka Dhalinyarada iyo Habeenka Muqdisho oo xalay ka hirgalay Degmada Kaaran. Masuuliyiin ay kamid tahay Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...

Xukuumadda Soomaaliya oo wax ka badaleysa habka dhoofinta Xoolaha

Muqdisho(SNTV) Raiisul wasaare kuxigeenka Xukuumadda Soomaaliya ayaa siweyn uga hadlay ahmiyadda ay leedahay horumarinta dhaqaalaha dalka,isagoo xusay in ka ganacsiga Xoolaha Nool ay yihiin lafdhabarka...

Dekadda Muqdisho oo habeenkii shaqeyn doonto

Muqdisho(SNTV) Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Dalka mudane Mahdi Maxamed Guuleed Qadar oo ay wehliyeen Wasiiro iyo Saraakiil ayaa xalay Daah-furay In Dekedda Muqdisho ay habeenkii...

Ugu Akhris Badan