Wararka

Cabdi Daahir Karoore ”Buulo burde shabaab wada joogi meyno”

Baladweyn (SNTV)- Guddoomiyaha Dagmada Buula-burde ee Gobolka Hiiraan Cabdi Daahir Guure Karoore ayaa waxa uu ka hadlay howlgalo ciidamada xooga dalka ayaa ka sameyen...

DEG DEG: Wasiirka Arrimaha Dibedda Eritrea oo Muqdisho soo gaaray

Wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo wasiirka Arrimaha Dibedda Eritrea Osman Salah iyo La taliyaha madaxweynaha dalkaas Mr. Gebreab  ayaa goor dhow Muqdisho...

Dowladda Soomaaliya oo u ballan qaaday shaqa abuur kun dhallinyara ah

Muqdisho(SNTV):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre oo Muqdisho uga qayb galay xuska maalinta dhallinyarada aduunka (Agoosto 12) ayaa 1,000 dhallinyaro...

Madaxweyne Farmaajo “Dhallinyarada Soomaaliyeed waxa ay udub dhexaad u yihiin horumarka iyo dib-u-curashada dawladnimada dalka”

Muqdisho, Ogoosto 12, 2018; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in dhallinyarada Soomaaliyeed ay laf-dhabar u yihiin horumarka iyo hor-u-socodka dalka,...

Muhiimad intee la eg ayey leedahay in dekedda Muqdisho ay shaqayso xilli habeen ah

Muqdisho Axad August 12 (ANTV):-Wadanka Soomaaliya oo Alle ku manaystay xeebta ugu dheer qaaradda Afrika, wuxuu leeyahay Dekado dhowr ah oo isugu jira kuwa...

Ugu Akhris Badan