Wararka

Wasiirka Caafimaadka oo bogaadiyay adeegyada uu siiyo Bulshada Isbitaalka De-Martino

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Ali Haji Aden oo caawa ka qeyb galey Bandhiga Waxqabadka Afarta Sano iyo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay kulanka Maamuuska Madaxda Afrika iyo Shiinaha

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kala qeyb-galay Madaxda Afrika ee ka qeyb-galaya Madasha Shiinaha iyo Afrika munaasabad sharafeed uu soo...

Mas’uuliyiinta Wasaaradda Warfaafinta oo ka tacsiyeeyay Geerida Siteey Maxamed Nuur 

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar Al-Cadaala, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cabdullaahi...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo ka tacsiyeeyay Geerida Siteey Maxamed Nuur (Sitey Manoogto)

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabullaahi, ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, qaraabada, ehelada iyo dhammaan ummadda...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo Xafiiska ku qaabbilay Danjiraha Qatar u fadhiya Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar u fadhiya Soomaaliya, Dr Abdullah Bin Salem Al...

Ugu Akhris Badan