Wararka

Duqa Muqdisho oo Nairobi kula kulmay Madax Kala duwan

Muqdisho (SNTV)–Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya kula kulmay Danjiraha Dalka Maraykanka ee Soomaaliya...

Gudoomiye Ku-xiggeenka Amniga Gobolka Banaadir oo kormeeray Koontaroolada Ciidamada amniga

Muqdisho (SNTV)- Guddoomiye Ku-xiggeenka dhanka Amniga & Siyaasadda ee Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed C/laahi Tuulax ayaa maanta kormeeray qaar ka mid ah Koontaroolada ay...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo Beledweyne ku qaabilay wafdi ka socday Midowga Africa

Muqdisho (SNTV)-Wafdi ka socda Guddiga Nabadgalyada iyo Amniga Midowga Afrika oo soo gaaray magaalada Beledweyne, ayaa maanta Madaxweynaha Dowladda Gobaleedka Hirshabelle  Maxamed Cabdi Waare...

R/wasaare Kheyre oo xalay kormeer ku sameeyey qeybo kamid ah Muqdisho+sawirro

Muqdisho (SNTV):-Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda federaalka Soomaaliya ayaa xalay kormeer ku sameeyey Waddooyinka oo uu maamulka Gobolka Banaadir  ka wado Howlaha Nadafadeed, wuxuuna qaybo ka...

Dowladda Koonfurta Suudaan oo balan qaday in wax laga qabanayo culeysyada heysta ganacsatada Soomaaliyeed

Muqdisho, (SNTV):-Kulanka saaka ka dhacay xafiiska Wasiirka Maaliyadda iyo Qorsheynta dalka Koonfurta Suudaan Salvatore Garang ayaa waxaa yeeshay Wasiirka iyo Safiirka Jamhuuriyadda Soomaaliya u...

Ugu Akhris Badan