Wararka naga soo gaaraya Deegaano ka tirsan Gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in Maleeshiyaad ka tirsan Argagaxisada Al shabaab ay isaga carareen kadib Diyaarado Joog...
Muqdisho December 3 (SNTV):-Taliyaha ciidanka xoogga dalka ayaa tababar u soo xiray curubyo ciidan oo ka tirsan Militariga.
Cutubyadan oo tirsan ururuka 53-aad ee guutada...