Wararka

Maleeshiyada Al shabaab oo laga saaray Deegaanka Dhagaxyaale ee Gobolka Galgaduud

Muqdisho (SNTV) Argagaxisada Alshabaab ayaa laga saaray Deegaanka Dhagaxyaale ee Gobolka Galgaduud ka dib Weerar Qorshaysan oo ay ku qaadeen Ciidamada Dowlad Gobaleedka Galmudug waxaana...

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray magaalada Rome ee dalka Talyaaniga

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Rome ee dalka Talyaaniga, halkaas oo ay ku soo...

Ciidanka Xoogga dalka oo Deegaanka Dhagaxyaale kala wareegay Maleeshiyada Shabaab

Argagaxisada Alshabaab ayaa laga saaray Deegaanka Dhagaxyaale ee Gobolka Galgaduud ka dib Weerar Qorshaysan oo ay ku qaadeen Ciidamada Dowladda Gobaleedka Galmudug waxaana Halkaasi looga...

Bahda garsoorka dalka oo xusay dhalasha Nabigeenna Muxammed NNKH

Muqdisho (SNTV)- Sanadkasta maanta oo kale ayaa meela badan oo caalmka katirsana laga xusaa dhalasha Nabigeenna Muxammed NNKH, waxaa meelaha sida gaarka ah looga...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo la kulmay Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda Finland.

Muqdisho, Nofeembar 19, 2018 –
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wasiir ku-xigeenka arrimaha dibadda Finland, Samuli Virtanen...

Ugu Akhris Badan