Wararka

Mareykanka iyo Ingiriiska oo cadaadis adag kusaaraya dowlada sucuudiga in baaritaan deg deg ah lagu sameeyo kiiska wariye Jamaal kashoogi

Muqdisho October 11 (SNTV);-Waxaa Muddo kudhow isbuuc la la’yahay wariye Jamaal khasooqi oo ah saxafi dhaliili jiray siyaasada sacuudiga,   Saxafigan ayaa warbixino uu kudhaliilayo siyaasada...

Warbixin Kusaabsan Dhibaatadii u geystay Qaraxii Soobe ee 14-kii Oktoobar

Muqdisho October 11 (SNTV);- Iyadoo  cawaaqib-xumadii  laga dhaxlay dagaaladii sokeeye ee ka dhacay gudaha dalka ay sii muuqdaan ,haddana , Waxaa nasiib darro ah in...

Laba Milyan oo Doollar oo loo diyaariyay Fulinta Qorshayaasha ugu Horreeya Barnaamijka Is-xilqaan

Muqdisho October 11 (SNTV):-Shir ay golaha wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya  ay maanta Muqdisho ku yeesheen ayaa looga dooday dardar-gelinta barnaamijka is-xilqaan oo lagu dhisayo...

Kulan looga hadlayay xoojinta ammaanka iyo dar-dargelinta howlgalada Ciidamada XDS oo lagu qabtay Muqdisho+Sawirro

Muqdisho, Khamiis, 11, Oct 2018 (SNTV)-Wasiirka gaashaan-dhigga Soomaaliya,mudane, Xasan Cali Maxamed (Amar-dambe) ayaa shir  Guddoomiyah kulan looga hadlayay ammaanka Dalka iyo sidii loo dar-dargelin...

Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha oo tababar u qabatay Ururrada Dhalinyarada

Muqdisho, Khamiis 11, Oct 2018 (SNTV)-Wasaaradda Dhallinyaradda iyo ciyaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta tababar u furtay xubno mid ah Ururrada Dhalin-yarada iyo kuwa...

Ugu Akhris Badan