Wararka

Howl-gal lagu laayay Malleeshiyaad Al-Shabaab ahaa oo ka dhacay Aw-dheegle

Muqdisho-(SNTV)- Howl-gal ay Xalay ka fuliyeen Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa lagu laayay xubno ka mid ahaa argagixisada Al-Shabaab, iyagoo sidoo kale gacanta kusoo...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo qaabilay wafdi Finland ah

Muqdisho (SNTV): – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga XFS, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa ku qaabilay Muqdisho wafdi Finland ah oo uu...

Guddoomiyaha Aqalka sare oo u hambalyeeyay Guddoomiyaha cusub ee Baarlamanka Puntland

Muqdisho-(SNTV)-Guddoomiyaha Aqalka sare ee Dowladda federaalka Soomaaliya, Mudane, Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa u hambalyeeyay C/kariin Maxamed Axmed (Dhoobo-daareed) oo loo doortay Guddoomiyaha Baarlamanka Puntland. Mudane,...

Beeraleyda Gobolka Bakool oo xaalad adag soo wajahday

Xuddur-(SNTV)-Beeraleyda Gobolka Bakool ayaa ka cabanaya hoos u dhac ku yimid dagallooda, markii ay degaannadaasi kusoo laa-laabteen abaaro, Biyo yaraan iyo cayayaanno wax yeello...

Ilhaan Cumar oo loo dhaariyay xubin-nimada Kongareeska Maraykanka

Washington (SNTV) - Ilhaan Cumar oo asal ahaan ka soo jeedda Soomaaliya ayaa si rasmi ah loogu dhaariyay in ay ka mid noqoto Kongareeska...

Ugu Akhris Badan