Wararka

Dowladda Qadar oo Gaadiid Ciidan ugu deeqday Soomaaliya

Muqdisho-(SNTV)-Dowlada Qatar ayaa Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ku wareejisay 68 Gadiid dagaal ah, kuwaasi oo Dowladda Qatar ay ugu talagashay Ciidanka Xoogga Dalka...

Dowladda Federaalku oo xoojineysa wada shaqeynta ay la leedahay Dowlad Goboleedyada

Baydhabo-(SNTV)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb-galay munaasabad Xalay ka dhacday Madaxtooyada Koonfur Galbeed oo lagu caleema saaray Madaxweynaha Dowlad...

Wasiirka Amniga XFS oo Ankara kula kulmay wasiirka arrimaha Gudaha Turkiga

Ankara (SNTV) Wafddi uu hoggaaminayo wasiirka amniga Xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Abuukar Islow(Ducaalee) oo ku sugan magaalada Ankara ee caasimadda dalka Turkiga ayaa la kulmay...

Kenya”Waxaan dilnay 5 qof oo weerarka fuliyay, 2 kalena waa loo xiray”

Nairobi(SONNA) Tan iyo markii Alshabaab ay weerar ka geysteen Hotel Dysitd2 ee xaafadda Westland ee magaalada Nairobi Kenya talaadadii la soo dhaafay,waxaa dowladda Kenya laameheedi...

Danjiraha JFS ee dalka Suudaan oo booqday Safaaradda Jamhuuriyadda Kenya ee Khartoum

Khartoum (SNTV)-Jannaayo 16, 2018:Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Suudaan Mudane Cabdirisaaq Amed Sheekh Maxamed Shoole ayaa booqday Safaaradda Jamhuuriyadda Kenya ee magaalada Khartoum, si...

Ugu Akhris Badan