Wararka

Wasiirada Maaliyadda iyo Gaashaandhigga Soomaaliya oo ka wada hadlay qorshayaal muhiim u ah horumarinta Ciidanka Xoogga Dalka.

Muqdisho (SNTV) Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Dr C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa xafiiskiisa kulan gaar ah kula qaatay Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda...

Xildhibaan Cabdulqaadir Carabow oo dhagax dhigey Iskuul iyo Hospitaal laga hirgalinayo Deegaanka Ceelhuur ee Duuleedka Muqdisho+Sawirro

Muqdisho (SNTV) Deegaanka Ceelhuur ee duuleedka Magaalada Muqdisho oo ay ku nool yahiin in ka badan 3-kun oo qoys ayaan lahayn xarumo caafimaad iyo kuwa...

Kusimaha madaxweynaha JFS ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo cambaareeyey qaraxyadii bahalnimada ahaa

Muqdisho (SNTV)- Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa cambaareeyay weerarkii argagixisinimo ee ka dhacay Isgoyska...

Ciidamada Ammaanka oo toogtay maleeshiyadkii weeraray Hotel Saxafi

Muqdisho (SNTV)- Ciidamad Ammaanka ayaa ku guuleystay inay toogtaan dhagarqabayaashii weeraka soo qaaday  ee doonayay inay galaan gudaha Hotelka Saxafi ee magaalada Muqdisho. Labo gaari...

Madaxweynaha Soomaaliya oo goor-dhow gaaray Ethiopia

Muqdisho-(SNTV)- Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya , Mudane Maxamed C/llaahi farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor-dhow gaaray Magaalada Gondar, halkaas oo ay ugu sii...

Ugu Akhris Badan