Wararka

Daminta dab qabsaday qeyb Ka mid ah Keydka Hadalka Radio Muqdisho oo Lagu guuleystay

Muqdisho (SNTV);- Waxaa lagu guuleystay in la demiyo dab qabsaday qeyb ka mid keydka hadalka Radio Muqdisho (Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya) oo ku yaala xarunta...

Saraakiil reer Gaza ah oo sheegay in Israeli ay dileen 7-ruux

Ciidamada Israeli ayaa Marinka Gaza ku dilay 7-Falastiiniyiin ah ka dib kolkii howlgal qarsoodi ah iyo duqeyn xagga cirka ah ay la beegsadeen saraakiil...

Xoghayaha dowladda Britain oo ka dalbaday Sucuudiga in warcad ay ka soo sarto dadkii gaystay dilkii wariye Jamaal Qushuuji

Boqortooyada Sacuudiga ayaa qirtay in wariye Jamaal Khashuuji in lagu dilay gudaha Qunsuliyadda Sucuudiga ee magaalada Istambuul, kadib markii in muddo ah ay ka...

Garoonka diyaaradaha magaalada Jowhar oo dayactir iyo qalabeyn u baahan

Muqdisho (SNTV);- Maareeyaha Garoonka diyaaradaha magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabeelle Mudane Ibraahim Maxamed Cali oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay inuu dayactir...

Golaha dhaqaalaha oo Xukuumadda u bandhigay cilmi baaris ay ka sameeyeen hannaanka horumarinta dhaqaalaha dalka

Muqdisho (SNTV):-Golaha wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta warbixin ku saabsan xoojinta dib-u-habeynta nidaamka maaliyadda dalka iyo horumarrada laga gaaray ka dhagaystay Golaha Dhaqaalaha...

Ugu Akhris Badan