Wararka

Wasiirka Waxbarashada XFS iyo Shaqaallaha Wasaaradda oo ka qeyb galay Barnaamijka Is-xilqaan

Muqdisho (SNTV)- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulahi Goodax Barre oo ay weheliyaan wasiir ku-xiggeenka, wasiiru dowlaha,...

Ciidanka Xoogga dalka oo kala dhex-galay Maleeshiyaad ku dagaalamay qeybo kamid ah Galmudug

Muqdisho (SNTV)- Taliska  Qeybta 21aad ee Ciidanka Xoogga Dalka ee Howlgala Deegaanada Dawlad goboleedka Galmudug ayaa Maanta ku baxay Deegaanka Hardis oo qiyaastii 25...

Duqa Muqdisho oo la kulmay Masuuliyiin ka tirsan Jamhuuriyadda Jabuuti

Jabuuti, Nofeembar 13, 2018; Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maalmahaan booqasho shaqo ku...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS iyo Hay’adda IOM oo Mashaariic ka Fulinaya Balcad

Muqdisho (SNTV) Mashaariicdan Hormarineed oo Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya iyo Hay’adda IOM ay ka fulinayaan degmada Balcad waxaa kamid ah dhismaha Ispitaalka Guud Degmada...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Guddoomiyay Shirka geeddi socodka dayn cafinta Soomaaliya

Muqdisho november 13 (SNTV);-Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay Shirka toddobaadlaha ah geeddi socodka cafinta daymaha lagu leeyahay...

Ugu Akhris Badan