Wararka

Ciidamadda Amniga oo Gacanta ku dhigay Xubin ka tirsan Argagaxisada Daacish

Muqdisho (SNTV)- Ciidamada Amniga oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Magaalada Muqdisho ayaa gacanta ku soo dhigay Xubin ka tirsan Argagixisada Daacish, sida uu sheegay...

Wasiirka Waxbarashada iyo madaxa hay’adda DFID oo kala saxiixday heshiis muhiim ah “SAWIRRO”

Wasiirka Waxbarashada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullahi Goodax Barre iyo madaxa hay’adda DFID ee Soomaaliya Phil Evans ayaa maanta magaalada Muqdisho ku kala...

Ra’iisulwasaare Kheyre oo guul u rajeeyay Xulka Qaranka

Ra'iisulwasaaraha dalka Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa guul u rajeeyay xulka kubadda cagta dalkeenna ee Xiddigaha Badweynta oo la cayaari doona xiggooda Ethiopia. Qoraal uu...

Laamaha ammaanka oo qabtay xubin sare oo ka tirsan Daacish

Ciidammada ammaanka Qaranka ayaa Muqdisho xiray xubin ka tirsan ururka argagixisada ah ee Daacish. Hay'adda Sirdoonka iyo Nabad sugidda Qaranka ayaa shaacisay in la soo...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Guddoomiyay Shirka geeddi socodka dayn cafinta Soomaaliya

Muqdisho (SNTV) –Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay Shirka toddobaadlaha ah geeddi socodka cafinta daymaha lagu leeyahay Soomaaliya oo...

Ugu Akhris Badan