Laamaha ammaanka oo qabtay xubin sare oo ka tirsan Daacish

Date:

Ciidammada ammaanka Qaranka ayaa Muqdisho xiray xubin ka tirsan ururka argagixisada ah ee Daacish.

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad sugidda Qaranka ayaa shaacisay in la soo qabtay xubin sare oo ka tirsan Daacish,kaas Daacishta Soomaaliya iyo xag-jirka caalamka u qaabilsanaa ย kala gudbinta dhaqaalaha.

Hay’adda Nabad Sugidda Qaranka ayaa sheegtay in qabashada xubintan ka tirsan Daacish, ay dhabar jab ku tahay ururkan argagixiso, ayna kaladhantaaleyso taagtiisa.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay Safiirka Talyaaniga xoojinta xiriirka labada dal

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi...

Raโ€™iisul Wasaaraha XFS oo xafiikiisa ku qaabilay danjiraha Ururka Jaamicadda Carabta u qaabilsan Soomaaliya

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo furay shirka wadamada xubnaha ka ah Ciidanka Heeganka Afrikada Bari

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...