Wararka

Wasiirka Warfaafinta oo Daah-furay heerka sare ee deeq-bixiyeyaasha ee taageeridda Istiraatiijiyadda Wacyi-gelinta Qaranka

Muqdisho (SNTV) Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka & Dalxiiska Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Daahir Maxamuud Geelle ayaa si rasmi ah u furay shirka heerka sare...

Ciidanka PSF ee Puntland oo Howlgal ka dhan ah Al-shabaab ka fuliyey Buuraha Cal Madow

Boosaaso (SNTV) Ciidamada amniga dowlad Goboleedka Puntland ee PSF ayaa howlgal ka dhan ah Al-shabaab  ka fuliyey deegaano ka tirsan Buuraha Cal Madow ee maamulkaasi. Puntland...

Ciidanka Xoogga dalka oo Horjooge ka tirsanaa maleeshiyada Al-Shabaab ku dilay Gobolka Bakool

Xudur (SNTV):- Ciidanka Xoogga dalka ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaano ka tirsan Gobolka Bakool waxay ku qaarijiyeen horjooge ka tirsan maleeshiyada...

Taliyaha Ciidanka Uganda oo booqasho ku yimid Soomaaliya

Muqdisho (SNTV):- Taliyaha Ciidanka Lugta ee dalka Uganda Lt. Peter Elwelu ayaa todobaadkaan booqasho ku yimid Soomaaliya,wuxuuna taliyaha si gaar ah u booqday goobaha...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka iyo wafdi uu Hoggaaminayo oo u safray Sucuudiga

Muqdisho (SNTV):- Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo ay wehliyaan wasiirada maaliyadda iyo xanaanada xoolaha ayaa maanta...

Ugu Akhris Badan