Wararka

Madaxweyne Farmaajo oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Magaalada Addis Ababa

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdigiisa ayaa gaaray Addis Ababa ,iyadoo halkaas uu ku soo dhaweeyay Ra”iisul Wasaaraha Itoobiya. Muddane Maxamed...

Madaxweyne Farmaajo “Way daciiftay awooda agagaxisada Soomaaliya”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa sheegay in awooda Argagaxisada Al shabaab ay daciiftay isla markaana aysan dagaal kala hor imaan...

Madaxweynaha JFS iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo ambabaxay Addis Ababba

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhaw ka dhoofaya Garoonka Aadan Cabdulle, waxayna kusii jeedaan magaalada Addis Ababba. Muddane...

Madaxweynaha JFS oo ku ammaanay hay’adaha kaalinta ka qatay u adeegida dadkii ku waxyeeloobay Qaraxii Khamiistii

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaaka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay kullan la qaatay hawl wadeennada caafimaadka, hay’adaha Amniga iyo kuwa gurmadka degdega ah, Maamulka...

Marwada Koowaad ee Qaranka oo furtay Shirweynaha Haweenka Soomaaliyeed

Muqdisho (SNTV):-Marwada Koowaad ee Qaranka Marwo Saynab Cabdi Macallim ayaa daah-furtay Shirweynaha Haweenka Soomaaliyeed oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho. Marwo Saynab oo xafladda furitaanka...

Ugu Akhris Badan