Wararka

Kulan-howleed ku saabsan Hannaanka Maaliyadda ee Federaalka ee la waafajinayo Dastuurka oo la soo gabagabeeyay-Sawirro

Muqdisho-(SNTV)-Waxaa Nagaalada Muqdisho lagu soo gaba-gabeeyay kulan-howleed ku saabsanaa hannaanka Maaliyadda ee Federaalka oo la waafajinayo Dastuurka Dalka.Kulan howleedkan oo ku saabsanaa hannaanka Maaliyadda...

Wasaaradda Beeraha iyo waraabka XFS oo daahfurtay shir wdatashi ah oo ku saabsan hormarinta beeraleyda Soomaaliyed “Sawirro”

Muqdisho (SNTV)- Wadatashiga iyo horumarinta siyaasadda guud ee iskaashatooyinka Beeraleyda Soomaaliyed ayuu ku saabsanaa shirkan oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada Beeraha iyo Waraabka...

Dawladaha Soomaaliya Iyo Qatar oo Kala Saxiixday Heshiisyo Muhiim Ah

Dooxa (SNTV):-Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar ayaa magaalada Dooxa ku kala saxiixday shan heshiis iyo Sedex is-afgarad oo khuseeya arrimha maalgashiga, ganacsiga iyo kobcinta dhaqaalaha. Guddi farsamo...

Saraakiil ka tirsan CXDS oo kormeeray Kuliyadda Jaalle Siyaad oo dib u dayactir lagu sameynayo

Muqdisho (SNTV)- Madaxa Hoggaanka howl-gelinta Taliska Ciidanka Xoogga dalka iyo Saraakiil uu hoggaaminayo ayaa maanta kormeer Indho-indheen ah ku tagay Kuliyadda Tababarka Ciidanka ee...

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha oo Kormeeray Garoonka Diyaarada Muqdisho

Muqdisho (SNTV):Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha, ahna ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka, mudane Mahadi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta kormeeray shaqooyinka ka socda garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle...

Ugu Akhris Badan