Wararka

QM oo ku baaqday in la dedejiyo baarista Kiiska Caa’isha Ilyaas oo dhawaan lagu dilay Gaalkacyo.

Muqdisho-(SNTV)-War qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska hay’adda Qaramada midoobay u qaabbilsan maalgelinta Dad weynaha ee UNFPA, ayaa lagu cambaareeyay tacaddiyadii loo geysta Caa’isha...

Golaha Wasiirrada K/Galbeed oo yeeshay kulankoodii ugu horreeyay

Baydhabo-(SNTV)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya, Mudane; C/Casiis Xasan Mohamed lafta –gareen, ayaa Maanta guddoomiyey Shirkii ugu horeeyay ee Golaha wasiirrada Maamulkaasi. Shirka ayaa waxaa...

Wasiirka Gaadiidka Soomaaliya oo booqday qaar ka mid ah shirkadaha Diyaaradaha soo saara ee Maraykanka

USA-(SNTV)-Wasiirka Wasaaraadda  Gadiidka iyo duulista Hawada Soomaaliya Mudane; Maxamed Cabdullahi Omaar, oo booqasho shaqo ku jooga Waddanka Mareykanka ayaa booqday, shirkadda Diyaaradaha sameysa ee...

Wasiirka Beeraha iyo Waraabka XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dawladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya

Muqdisho (SNTV)- Kulankaan uu Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya Mudane Saciid Xuseen Ciid xafiiskiisa kula yeeshay Safiirka cusub ee dawladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Kulan La Qaatay Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka

Muqdisho (SNTV):–Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo maanta kulan la qaatay guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka ayaa kala...

Ugu Akhris Badan