Wararka

Ra’iisul Wasaare Khayre “Waa In Aan Leenahay Qorsha Shaqo Oo u Adeegaaya Dadka Oo Dhan”

Kismaayo (SNTV) –Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, oo maanta kormeeeray xarumaha wasaaradaha Jubaland ee arrimahha gudaha, maaliyadda, Dalxiiska, kalluumaysiga,...

Ciidamada amniga oo weeraray saldhig ay Al-shabaab ku lahaayeen Shabeellada hoose.

Muqdisho-(SNTV)-Hawlgal qorshaysan oo Ciidamada ammaanka ay ka fuliyeen Habeennimadii Xalay, kana dhacay degaanka Daaru-salaam ee Gobolka Shabeellada hoose ayaa lagu dilay 8 ka tirsan...

Al-Shabaab oo Dad ka Af-duubtay Gal-gaduud

Kooxda Argagixisada ah ee Al-Shabaab ayaa Wiil iyo Aabbahii ka Af-duubtay  degaanka Gal-Qoryaale oo hoos taga Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud. Labada Nin ee ay...

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galaya shirka isdhexgalka iyo kobcinta dhaqaalaha Afrika

SNTV:–Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa xalay gaaray magaalada Kampala ee dalka Uganda. Madaxweynaha ayaa ku biiraya Madaxda...

Toos:-Ra’iisul wasaaraha XFS iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Kismaayo

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG ee Dowlad Goboleedka Jubbaland. Wafdiga Mudane Xasan Cali...

Ugu Akhris Badan